Near duplicates with the same ending of 40 characters
Most frequent sentence endings
sentence beginning |
# |
aalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. |
12 |
agaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. |
8 |
Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. |
7 |
booyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida. |
5 |
ka Doorashooyinka Qaranka heer Federaal. |
5 |
hasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. |
5 |
ederaalka iyo dowlad goboleedyada dalka. |
5 |
Heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed. |
4 |
ar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. |
4 |
Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland. |
4 |
i ee katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. |
4 |
adda federaalka iyo dowlad goboleedyada. |
4 |
agleelida nidaam federaal oo shaqeynaya. |
4 |
a Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. |
3 |
alada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. |
3 |
alada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. |
3 |
aalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. |
3 |
eynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. |
3 |
a Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose. |
3 |
ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug. |
3 |
possible near duplicates
s_id |
sentence |
799 |
Ciidamada ayaa la sheegay in ay heleen xogta ah in Qarax Miino lagu Aasay wado muhiim ah oo marta Xaafadda Jidka-sodonka oo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. |
1044 |
Dableey hubeysan ayaa maanta oo jimce ah Taliye ciidan ku dhaawacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. |
2052 |
Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa qarax miino oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. |
2191 |
Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Boosaaso,waxaa Madaxweynaha Puntland, ku soo dhaweeyay Xildhibaano,Wasiirro,iyo Maamulka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. |
2844 |
Hal ruux ayaa ku dhintay laba kalena waa ku dhaawacmeen weerar ay goor dhoweyd dableey hubaysan ka gaysteen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. |
3586 |
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dab saaka ka kacay gurya ay deggan yihiin Qoysas danyar ah oo ku yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. |
4155 |
Madaxtooyada dowlad goboleedka Jubaland, ayaa si kooban uga warbixisay, Shirka Iskaashiga Puntland iyo Jubaland oo Sabtida maanta ah ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. |
4386 |
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. |
5772 |
Puntland iyo Jubaland ayaa maanta oo Isniin ah si wadajir ah u shaaciyay War-murtiyeed, ay ka soo saareen shirkii wada-tashiga labada dhinac ee Sabtidii todobaadkan ka furmay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. |
6060 |
Qoraal ka soo lagu daabacay bogga Ciidanka PSF, ayaa lagu sheegay in hawlgalkaas laga fuliyay Buuraleyda Ceel Onkud iyo mudug oo qiyaastii 45km dhanka koonfur bari kaga beegan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. |
6496 |
Saraakiishu waxay sheegeen, in guryaha dadkaas laga soo qabtay qaarkood laga helay hub iyo jaakadaha loo adeegsado Qaraxyada, oo ay doonayeen in ay weerarro kaga fuliyaan gudaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. |
7570 |
Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari, ayaa si rasmiya u shaaciyay in gacanta lagu dhigay nin, oo ku eedaysan dilka gabar dhowaan maydkeeda laga helay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. |
221 msec needed at 2021-07-13 07:00